Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Qarax Xalay ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:234
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:105
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:93
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:417
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 05 2008
Qarax Xalay ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Saturday, 05 July 2008

Qarax Kadhacay Magaalada BaydhaboBaydhabo,(insidesomalia.or)- Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay qarax geystay dhaawaca afar ruux oo isugu jiray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo dad rayid ah.

Dhaawaca afarta Ruux ayaa wuxuu yimid, kadib markii ay kooxo hubeysan Bambo gacmeedyo ku weerareen Saldhig yaraha Degamda Baydhabo oo aysan ahayn markii ugu horeysay oo weerar lagu qaado.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii xalay ka dhacay Saldhig yaraha Degmada Baydhabo oo mid ka mid ah uu ka tirsanaa Ciidamadii Saldhiggaas joogay ayaa waxaa la dhigay Isbitaalka Magaalada Baydhabo, halkaasi oo haatan lagu daweynayo.

Wararkii ugu dambeeyay ee saaka naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in gudaha Magaalada lagu soo daadiyay Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo gebi ahaanba hakiyay isu socodkii dadka iyo gaadiidka iyo weliba dhaqdhaqaaqii Ganacsiga.

Inkastoo ay horay qaraxyo uga dhaceen Magaalada Baydhabo, hadana wuxuu qaraxii xalay ahaa midkii labaad oo todobaad gudahiis ka dhaca Magaalada Baydhabo oo xarun u ah Gobolka Bay, isla markaana ah fariisinka KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >